BBC News, Somali - War
Wararka ugu waaweyn
Maxay yihiin shuruucda cusub ee Yurub ee saameynaya tahriibayaasha sii mara Turkiga?
Xuquuqaha la siiyo dadka magangalyo doonka ah waxay sidoo kale noqon doonaan halbeeg saamaynaya waddan kasta oo xubin ka ah.
Daraasad: Dad badan oo cayilan ayaa u heysta inay caato yihiin
In ka badan hal bilyan oo qof ayaa la nool cayilka ama miisaanka badan ee jirkooda adduunka oo dhan, waana qiyaasaha caalamiga ah ee lagu daabacay The Lancet show.
Shaqaalaha markabkii ay burcad-badeedda Soomaalida sii daayeen: "Waxaan ku dhex tukan jirnay markabka iyadoo qori nalagu hayo"
Ganacsiga afduubka madax-furashada lagu raadiyo ayaa muddo ka jiray Soomaaliya. Sida uu Bankiga Adduunka ku qiyaasay, laga soo bilaabo 2005-2012, burcad-badeedda ayaa heshay ilaa $400 oo milyan.
Labo sano ka dib maxaa u qabsoomay dowladda Xasan Sheekh, maxayse ka gaabisay?
Waxaa maanta ay labo sano u buuxsantay markii madaxwayne Xasan sheekh Maxamuud loo doortay xilka.
Maxamed, ninka lagu naaneyso "The Fly" ee sida layaabka leh uga baxsaday gaarigii xabsiga lagu geynayay
Maxamed Camra oo ka baxsaday gaari yar oo uu Maxabuus ku ahaa ka dib markii ay soo weerareen kooxo hubeysan ayaa la sheegay in uu xiriir la lahaa koox burcad ah.
Danjirihii saameynta badan ku lahaa doorashadii 2022 oo markale hoggaamin doona xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya
Xog hayaha guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa wakiilkiisa gaarka ah ee Soomaaliya u magacaabay James Swan, oo ah diblomaasi u dhashay dalka Mareykanka.
Nin ka dacdoowcay in lagu tilmaamay in uu 'bidaar' leeyahay iyo waxa laga yeelay cabashadiisa
Daaweynta bidaarta ayaa ah dhibaato ay muddo qarniyo ah la daalaa dhacayeen saynisyahannada, ragga ayaana xal u raadinayay arrintan.
Dil ka billowday sooryo iyo aargoosi xun oo ka dambeeyay
Sooryada – siinta iyo qaadashaduba – dembi ayay ka ahayd Hindiya tan iyo 1961, balse 90% guurarka ka dhaca Hindiya weli waa la kala qaataa, sida lagu sheegay baaris ay booliisku sameeyeen.
Maxay budhcad-badeeddan ka damacsanaayeen doon laga leeyahay Iiraan oo ay ka afduubteen Puntland?
Bishii March, ciidamada badda ee Hindiya ayaa soo furtay markabka MV Ruen, oo muddo saddex bilood ka badan gacanta ugu jiray koox burcad baddeed Soomali ah.
Maxay tahay farriinta cusub ee Xamaas ka timid ee ay ka naxeen ehelada dadka u afduuban?
Abu Cubeyda, oo ah afhayeenka guutada Al-Qassam, garabka militariga ee Xamaas, ayaa ku dhawaaqay warkan.
Faa'iidooyinka caafimaad ee laga helo qamadiga
Qamadiga ayaa la isku raacsan yahay iney tahay Cuntooyinka Caafimaad ahaan ugu Wanaagsan, isla markaana Isticmaalkoodu uu Aadamnaha u Horseedo iney ku naaloodaan ka Badbaadida Xanuuno badan oo Halis oo ay keenaan Cuntooyinka kale ee intooda badan Warshadeysan.
Maqal iyo Muuqaal
Xul
Muxuu salka ku hayaa dagaalka Baladweyne, maxayse yihiin ragga ku dagaalamaya?
Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa ka dhacay dagaal u dhexeeya ciidamo kala taabacsan Hirshabeelle iyo ciidamo taabacsan koox la magac baxday Hiiraan State oo ku sugan gudaha Baladweyne.
Dal ay Soomaali badan iska dhiibto oo qaadashada baasaboorkisa ku xiray aqoonsiga Israa'iil
Waayadan dambe, dagaalka Qasa waxa uu caqabado aan hore loo arag ku noqday qaar ka mid ah Muslimiinta kunool dalalka Yurub
Muuqaal, Sida wiilkan Soomaaliyeed u hirgeliyay adeeg mobile oo Af Soomaali iyo afaf kale lagu barto
Cabdinur Cali Mahdi, oo bartay cilmiga tiknolojiyadda ayaa hindisay application, barnaamij ku shaqeeya mobileka oo ardayda ka caawinaya inay afkooda hooyo ku bartaan manhajyada iskuulada lagu barto.
Xanuunnada halista ah ee laga yaabo inuu wax ka taro subagga ay Soomaalidu isticmaasho
Subagga loogu isticmaalka badan yahay dhulka Soomaalida waxaa laga soo saaraa caanaha ariga iyo lo’da inkastoo abaaraha saameeyey deegaannada uu yaraaday helitaankiisa.
Waa qoloma Naadiya, Su’aasha ugu badan ee ay Soomaalida maanta isweydinayaan?
Kadib guushii shalay ee Naadiya Maxamed, oo loo doortay duqa magaalada St. Louis Park ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka, ayaa arrintaasi mar kale soo shaac baxday.
Ayaan Kaaba iyo jaceylkii ay u tahriibtay: ‘Sababta aan ninkeyga ugu tilmaamay Walaal, Soomaaliduna waa wada sirdoon’
Markii uu soo baxay warka la xidhiidha xaflada arooska Ayaan Kaaba iyo seygeeda Cabdi Daysane toddobaadkii hore ayay dadka internetku adeegsida bilaabeen inay dib u baadhaan xidhiidhka horey uga dhexeeyay lamaanahan cusub.
‘Sida aan kusoo noolaaday ayay i weydiiyaan’: Fanaanadii Waayaha Cusub ee geerideeda la faafiyay oo BBC la hadashay
Muddo ka badan shan iyo toban sano ayaa lagu tirinayay inay geeriyootay Mulki Buraale, oo ah gabadh heesaa ah, oo ka tirsanyd kooxdii Waayaha Cusub ee hormuudka mar u ahayd fanka casriga ah ee Soomaalida
"Faa'iidada" laga helo in lammaanaha ay kala seexdaan labo sariirood
Dhab ahaantii, hurdo la'aantu waxay kordhisaa khatarta ah inaad ku dhacdo xaalado caafimaad oo halis ah, oo ay ku jiraan cayilka, sonkorowga iyo cudurada wadnaha, sida uu qabo Harvard Medical School.
Sida ninkii kalaabyada ka niikin jiray u noqday Sheekh caan ka ah Soomaalida dhexdeeda
Waa mid ka mid ah Culimada Diinta Soomaalida ee doorka weyna ku leh dacwada diinta ee Bariga Afrika,wuxuu lahaa aasaaska mid ka mida Iskuulada Islaamiga ee ugu weyn Kenya gaar ahaan Nairobi.
Israa'iiliyiin ka sheekeeyay yaabkii ay la kulmeen markii ay falastiiniyiintu albaabada ku soo garaaceen
Qaar badan ayaa dhuumanaya, iyagoo sheegaya inay maqlayaan rasaas, halka qaar kalena aysan heli karin dadka maqan.
Fan iyo Dhaqan
Seynis iyo Caafimaad
Diin iyo Taariikh
Wararka Soomaalida iyo Qurbaha
Ciyaaraha
Ganacsiga iyo Tiknoolijiyadda
Sawirro
Barnaamijyada Idaacadda
Listen Next, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 16 Maajo 2024, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 15 Maajo 2024, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 15 Maajo 2024, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 14 Maajo 2024, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.