Isbitaal carruur oo laga furay Hargaysa

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 28 Janaayo, 2013, 21:53 GMT 00:53 SGA

Media Player

Isbitaalkan cusub oo ku dheggan cisbitaalka guud ee Hargeysa waxaa dhismihiisa iska kaashaday Dr Maxamed adam sheekh oo ahaa dhakhtar caan ahaa oo Soomaali ah iyo dawladda.

Maqalmp3

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Qalab kale ku ciyaar

Isbitaalka cusub ee carruurta iyo hooyada

Isbitaalka cusub ee Hargaysa ee carruurta iyo hooyada.

Dhaqaatiirta isbitaalka

Dhaqaatiirta isbitaalka.

Magaalada Hargaysa munaasabad ay ka soo qayb galeen gudoomiyaha golaha wakiilada somaliland Cabdirxmaan Maxamed Cabdillaahi, Marwada Madaxweynaha Aamino-wersis Sh. Maxamed, wasiiro, dhakhaatiir isugu jira soomaali iyo ajenabi, iyo marti sharaf kale ayaa rasmi ahaan loogu furay cisbitaal cusub oo ah cudurada caruurta iyo haweenka oo loo bixiyay Dr Maxamed adam Sheekh.

Cisbitaalkan cusub oo ku dheggan cisbitaalka guud ee Hargeysa waxaa dhismihiisa iska kaashaday Dr Maxamed adam sheekh oo ahaa dhakhtar caan ahaa oo Soomaali ah iyo dawladda somaliland oo dhulka bixisay.

Weriyaha BBC ee Hargeysa Axmed Saciid Cige oo tegay xafladaasi ayaa wuxuu ka wareystay wasiirka wasaaradda caafimaadka Somaliland Dr Xuseen Xoog.

isbitaalka Hargaysa

Dhismaha isbitaalka cusub.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.