Waraysi injineer Suhuura iyo shaqadeeda

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 9 Febraayo, 2013, 17:37 GMT 20:37 SGA

Media Player

Eng Suhuur Muuse Qaasim waxay imika u shaqeysaa hay'adda Qaramada Midoobay ee UN habitat oo dhinaca dhismayaasha.

Maqalmp3

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Qalab kale ku ciyaar

Suhuur Muuse Qaasim

Injineer Suhuur Muuse Qaasim waxay hadda dhistaa guryaha kadib markii ay baratay afar sano dhismaha guryaha.

Inkastoo shaqada dhismaha enjineerku ay tahay shaqo ay nimanka u badan yihiin, waxaa haatan gabdho aan badneyn jaamicadaha ku barteen cilmiga injineerinka.
Eng Suhuur Muuse Qaasim, waxay imika u shaqeysaa hay'adda Qaramada Midoobay ee UN habitat oo dhinaca dhismayaasha ay u qaabilsantahay xafiiska Somaliland. Wariyaha BBC Axmed Saciid Cige ayaa ka wareystay Eng Suhuur shaqooyinka culus ee weliba safarada degmooyinka loo baxaayo siday u fuliso.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.