Tartanka Koobka Qaramada Qaaradda Africa ee South Africa

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 11 December, 2012, 13:49 GMT 16:49 SGA

Kadib markii ay ku guulaysatay martigalinta koobka adduunka sanadkii 2010, Koonfur Africa diyaar ma u yahay in dalalka qaaradda ay martigaliso. Muddo konton maalmood ah gudahood, maalinta Sabtida 19-ka bisha January 2013, ayaa la furayaa cayaaraha Africa.

Heerarkii kala duwanaa ee Koonfur Africa ay ka gaartay koobabkii ugu dambeeyay ee koobka qaramada Qaaradda Africa.

Waa la martigalin karaa xaflad wanaagsan, balse Koonfur Africa sanadka 2013 ma noqon kartaa mid cayaar wanaagsan soo bandhigta? oo ma ku guulaysan kartaa koobka?

Godon Igesund, Tababaraha Koonfur Africa (South Africa).

Qaadidda koobka markii labaad, South Africa waxay ka gudbi doontaa qaar ka mid ah awoodaha kubadda cagta ee qaarada Africa.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.