BBCSomali.com War sidaha emailka maalin walba

Hel wararkii u danbeeyay ee BBCSomali.com

Rukumo war sidaha lacag la'aanta ah ee BBCSomali.com, oo ku siinaya cinwaanada wararkeena ugu waaweyn, oo kuu sii gudbinaya qoraalka oo dhan oo aad ka heleyso BBCSomali.com.

Sameyso war sidaha BBCSomali.com. Fadlan raac tusaalaha hoose.

Ku qor emailkaaga halkan hoose.

* Waxaa uu muujinayaa qaybo qasab ah.

Dooro qaabka aad u dooneyso inaad u hesho war sidaha (html mise qoraal kaliya).

Dooro "Rukumo" kadibna riix "Dir".

Wax yar kadib waxaad heleysaa email ka yimid BBC oo ku weydiinayo inaad xaqiijiso codsigaaga, haddii uusan iman, fadlan hubi spam filter, waxaa suurta gal ah inuu ku qaldo emailada aan la dalban.

Macluumaadka emailkaaga waxaa loo isticmaali doonaa oo keliya adeegga war sidaha. Uma gudbin doono emailkaaga cid kale oo saddexaad.

Sida la isaga joojiyo

Haddii aad dooneyso inaad iska joojiso, isticmaal isla foomka, ku qor emailkaaga halka aad ka hesho war sidaha meesha kor. Dooro "Jooji" kadibna dhag sii "Dir".

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.