Wararkaaga iyo Sawiradaada

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 7 Novermber, 2011, 15:43 GMT 18:43 SGA
camera

Hadii aad sheeko hayso, sawirro ama qodob dhagaysi ah ama video ah, oo aad soo qaaday, oo laga yaabo in aan danaynayno, waxaad ku soo diri kartaa bogga BBCSomali adigoo isticmaalaya form-ka hoose.

Waxa aad noo soo gudbinayso waxaa dhici karta in ay quseeyaan dhacdo deegaanka ah ama laga yaabo in aad sharaxaad ka bixin karto war ka dhacaya dalkaaga.

Ha iloobin in aad ku soo darto magacaaga, cinwaanka emailkaaga iyo faahfaahin ku saabsan sawirka, dhagaysiga ama video aad soo dirayso. Waa in aad sidoo kale ku soo dartaa telefoonkaaga hadii aan u baahanno in aan kula soo xiriirno si aan faahfaahin dheeraad ah kaaga helno.

Marka aad qaadayso sawirro ama filimaan fadlan qatar ha galin naftaada ama cid kale, meelaha qatarta ka jirto qaad tallaabooyinka lagama maarmaanka ah hana ku xadgudbin shuruuc.

Dhag sii Fadlan aqri haikan si aad u hesho shuruudaha dhinaceena ama dhinacaaga

Marka aad soo dirto qodob, waxaa aqbashay Dhag sii Shuruudaheena (in English)

Hadii aad la kulanto wax dhibaato ah fadlan email ku soo dir somali@bbc.co.uk

Waxaad kaloo email noogu soo diri kartaa sawiradaada iyo video ilawadaag@bbc.co.uk

* Muujinaya qaybaha qasabka ah

  • Nooca file-ka:
  • Culayska ugu badan ee qodob: 200MB
  • Nooca File: jpg, gif, png
  • Waxyaabaha video u baahan yahay:
  • Culayska ugu badan ee qodob: 200MB
  • Nooca File: avi, mov, wmv, mp4, mpg, flv, 3gp, wav, mp3, wma

Ku dar Fayl kale

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.