Ma la cirib tiri doonaa Aidska

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 30 Novermber, 2011, 19:56 GMT 22:56 SGA

Media Player

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay inay rabto inay ciribtirto jeermiska HIV oo sababa cudurka dilaaga ah ee Aidska.

Daawomp4

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Qalab kale ku ciyaar

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay inay rabto inay ciriibtirto Viruska HIV oo sababa Aidska.

Waddamada Afrika ee saxaraha ka hooseeya, ugu yaraan hal milyan oo qof ayaa wali u dhimanaya Aids sanad walba.

Gobolkan HIV ayaa inta badan cudurka laga kala qaadaa galmada aan la xiran Kondom.

Laakiin tijaabo dhawaan la sameeyay ayaa waxaa lagu helay hadii qofka qaba Aidska uu qaato daawo kaamil ah, in qatarta uu qof kale ku qabadsiin karo ay yaraanayso 96%.

Laakiin dhaqaale ayaa loo baahan yaha si loo helo daawada anti- retroviral. Xiligan oo u dhaqaalaha aduunku hoos u dhacayo waxaa yaraanaya deeqihii ay dowladaha ku bixin jireen ka hortaga cudurka.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.