120 dhalinyaro ah oo joojiyay burcad-badeednimada

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 11 Janaayo, 2013, 23:24 GMT 02:24 SGA

Media Player

Madaxweynaha maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa sheegay in ay u suurta gashay inay ka dhaadhiciyaan in ka badan boqol burcad badeed ah in ay ka soo baxaan oo ay joojiyaan hawshii au ku jireen.

Maqalmp3

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Qalab kale ku ciyaar

Madaxweynaha maamulka Xima iyo Xeeb Maxamed Aaden Tiiceey

Maamul goboleedka Ximan iyo Xeeb ee bartamaha Soomaaliya ayaa xaflad ay ku qabteen magaalada Cadaado waxa ay ku sheegeen in kadib dadaalo iyo xiriiro ay la sameeyeen burcad badeedka iyo hogaamiyayaashooda in ay ku guuleysteen in badan boqol dhalinyaro ah oo burcad badeedka ahaa ay ka dhaadhiciyeen in ay ka tanasulaan howlahii burcadnimada ee faraha kula jireen.

Madaxweynaha maamulka Xima iyo Xeeb Maxamed Aaden Tiiceey oo u waramay BBC ayaa Farxaan Maxamed Jimcaale oo qadka telefoonbka cadaado kula xiriiray waxa uu marka hore weydiiyay sida ay ugu suurtagashay in burcad badeedu ay ka ogolaadaan iney faraha ka qaadaan qafaalashada maraakiibta.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.