Aar Maanta

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 14 Janaayo, 2013, 12:15 GMT 15:15 SGA

Media Player

Fanaanka caanka ee Aar Maanta ayaa wareysi dheer oo uu siiyay BBC uga warramay taariikhda fankiisa iyo heesaha uu qaado. Aar Maanta oo deggan waddankan Britain waxa uu qaadaa heesoo isugu jira waddani iyo jaceyl.

Maqalmp3

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Qalab kale ku ciyaar

Aar Maanta waxa uu qaadaa heeso waddani iyo jacayl isugu jira

Fanaanka caanka ee Aar Maanta ayaa wareysi dheer oo uu siiyay BBC uga warramay taariikhda fankiisa iyo heesaha uu qaado.

Aar Maanta oo deggan waddankan Britain waxa uu qaadaa heesoo isugu jira waddani iyo jaceyl.

Waxaa heesihiisa qaar uu ku qaadaa luqadda Af-Ingriisiga.

Heesaha fanaanka waxa aad u jecel dhalinyarada Soomaaliyeed.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.