Haddiiba ay dhacdo

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 7 Febraayo, 2013, 13:44 GMT 16:44 SGA

Media Player

BBC waxay eegeysaa mustaqbalka - waxa uu u keeni karo caafimaadka, waxbarashada, gaadiidka iyo weliba jacaylka. Waxaan weydiinay lix farshaxan-yaqaan oo dunida dhan ah inay sawiraan aragtidooda ku wajahan mustaqbalka.

Daawomp4

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Qalab kale ku ciyaar

“BBC waxay eegeysaa mustaqbalka - waxa uu u keeni karo caafimaadka, waxbarashada, gaadiidka iyo weliba jacaylka.

Muxuu adigu mustaqbalka kuula muuqdaa? ka qeybgal tartankeena oo nala wadaag aragtidaada, waxaadna ku guuleysan kartaa kombiyuutar.

Si aan kuugu bilowno waxaan weydiinay lix farshaxan-yaqaan oo caalamka oo dhan ah aragtidooda ku wajahan mustaqbalka.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.