BBCSomali.com Launch BBC Media Player
great lakes
swahili
french
arabic
brasil
hausa
portugues for africa
Other Languages
 
 
 
 
Wararkii ugu dambeeyay 
 
 
13 Octobar, 2008, 17:14 GMT; 20:14 SGA
 
amisom
Ugu yaraan shan qof ayaa ku dhintay in ku dhaw 20 qofna way ku dhaawameen is ka hor imaad ka dhacay Muqdisho oo u dhexeeyey ciidanka AMISOM iyo kooxaha ka soo horjeedda.
 
Hey'adda Human Rights Watch ayaa ugu baaqday xubnaha baarlamaanka Ethiopia inay diidaan sharci aan rasmi ahayn oo wax u dhimaya hawlaha xuquuqda aadanaha.
 
Hey'adda Qaxootiga ee QM UNHCR ayaa sheegtay in laga cabsi qabo in 100 qof oo tahriib u galay Yemen ay ku dhinteen xeebaha u dhexeeya dalka Yemen iyo Somalia.
 

 
 
 
BBC Copyright Logo ^^ Kor ku noqo
 
  Wararka | Ciyaaraha | Falanqeynta | Barnaamijyada | Mawjadaha | Saadaasha Hawada
 
  BBC News >> | BBC Sport >> | BBC Weather >> | BBC World Service >> | BBC Languages >>
 
  Privacy | Warsidaha Emailka BBC-da | Laanta Soomaaliga | Nagala soo xiriir | Gacan-siin