BBCSomali.com
great lakes
swahili
french
arabic
brasil
hausa
portugues for africa
Other Languages
 
 
 
 
Wararkii ugu dambeeyay 
 
 
20 Nofembar, 2008, 13:09 GMT; 16:09 SGA
 
Faarax Sindiko
Waxaa magaalada Qaahira ku geeriyooday Faarax Weheliye Caddow (Sendiko), oo muddo aad u dheer kusoo dhex jiray Sports-ka & waliba siyaasadda Somalia. Allaha u naxariisto.
 
Xoghayaha gud ee QM Ban Ki-Moon ayaa Golaha Amniga u gudbinaya warbixin dheer oo uu kaga hadlayo marxaladaha siyaasadda, ammaanka ee ka jira guud ahaan dalka Somalia.
 
Ra'iisul wasaaraha Somalia Nuur Xasan Xuseen oo ka hadlayay Nairobi ayaa BBC u sheegay in burcad badeeddu ay dhibaato ku heyso gobolka iyo guud ahaan Caalamka.
 

 
 
 
BBC Copyright Logo ^^ Kor ku noqo
 
  Wararka | Ciyaaraha | Falanqeynta | Barnaamijyada | Mawjadaha | Saadaasha Hawada
 
  BBC News >> | BBC Sport >> | BBC Weather >> | BBC World Service >> | BBC Languages >>
 
  Privacy | Warsidaha Emailka BBC-da | Laanta Soomaaliga | Nagala soo xiriir | Gacan-siin