Beeralayda wajeer oo korortay

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 17 December, 2012, 00:38 GMT 03:38 SGA

Media Player

Magaalada Wajeer Cimilo ahaan waa meel kulul oo mararka qaarkood heerkulka waxa uu gaaraa 37 Degrees.

Maqalmp3

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Qalab kale ku ciyaar

Dhul beer

Dhul beer

Magaalada Wajeer Cimilo ahaan waa meel kulul oo mararka qaarkood heerkulka waxa uu gaaraa 37 Degrees.

Tabcashada beeraha wey ku yar tahay magaalada waloow xiliyadan dambe ay dadku bilaabeen inay beero qotaan,

Bashkas Jugsoodhacay ayaa warbixinta ku eegaya beeraha magaalada Wajeer.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.