Rabshado ka dhacay Borame

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 31 December, 2012, 23:13 GMT 02:13 SGA

Media Player

Banaanbaxyo ka dhacay Boorame maanta ayaa looga soo horjeeday inaan xilka loo dhaarin dadkii lagu doortay doorashadii Saylac.

Maqalmp3

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Qalab kale ku ciyaar

Magaalada Borame

Magaalada Borame

Banaanbaxyo ka dhacay Boorame maanta ayaa looga soo horjeedaa inaan xilka loo dhaarin dadkii lagu doortay doorashadii Saylac ee Somaliland. Natiijooyinkii doorashada kadib, ayaa la daahiyay in dadkii ku soo baxay doorashada Saylac in loo dhaariyo xilalkoodii.

Arrintan aya aka xanaajisay dadka reer Boorame oo bannanbax sameeyay. Masuuliyiin ka tirsan Somaliland oo booqday Boorame ayay dadkii banaanbaxayay rabshado ku sameeyeen, taasoo keentay in ilaaladii masuuliyiinta ay xabado ku furaan dadka rabshadaha samaynayay oo weeraray baabuurta iyo masuuliyiinta Hoteelkooda. Hal qof ayaa dhintay laba kalena waa ay ku dhaawacmeen xabadaha ay askarta rideen.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.