Machad cusub oo laga furay Muqdisho

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 20 Janaayo, 2013, 17:43 GMT 20:43 SGA

Media Player

Maamulka Machadkan ayaa sheegay in xaruntu ay tahay maskax-maal, ahdaafteedana ay kamid tahay kobcinta dhaqan ku saleysan cilmi-baaris.

Maqalmp3

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Qalab kale ku ciyaar

Madaxa Machadka

Madaxa Machadka Heritage ee Muqdisho Cabdiraxmaan Caynte.

Magaalada Muqdisho waxaa laga furay Machadka Heritage ee Daraasaadka, kaas oo hadafkiisu yahay inuu si cilmiyeysan u baaro arrimaha waaweyn ee dalka horyaalla, isla

markaana talooyin ka dhiibto. Maamulka Machadkan ayaa sheegay in xaruntu ay tahay maskax-maal, ahdaafteedana ay kamid tahay kobcinta dhaqan ku saleysan cilmi-baaris.

Wariyaha BBC-da ee Muqdsiho Maxamed Ibrahim Macallimu ayaa wareystay madaxa machadka, Cabdiraxmaan Caynte.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.