Madaxweynaha Faransiiska oo tagay Mali

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 2 Febraayo, 2013, 10:42 GMT 13:42 SGA
Ciidamada Faransiiska

Ciidamada Faransiiska iyo kuwa Mali.

Madaxweynaha Faransiiska Francois Hollande, ayaa booqasho ku yimid magaalada Timbuktu ee dalka Mali oo ay ciidamada Faransiiska iyo kuwa Mali ay ka qabsadeen kooxo islaamiyiin toddobaadkii hore.

Wariyaha BBC ee Mali ayaa sheegaya in Mr Hollande si fiican loo soo dhawaynayo, iyadoo dadka reer Timbuktu ay ku faraxsan yihiin in islaamiyiintii qabsaday magaalada laga bixiyay.

Hogaamiyaha Fransiiska oo ay la socdaan Wasiiro ayaa booqasho hal maalin ku tagay Mali, si uu u taageero ciidamada Faransiiska.

Wararka la xiriira

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.