Qarax ka dhacay Muqdisho

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 16 Febraayo, 2013, 13:52 GMT 16:52 SGA
Baabuur

Baabuur badan ayaa ku gubatay qaraxa dhismayaashana waxaa soo gaaray qasaaro.

Qarax ayaa ka dhacay maqaayad ku taalla xeebta Liido ee Muqdisho. Qaraxa ayaa wuxuu ka dhacay meesha baabuurta la dhigo. Hal qof oo ka mid ah shaqaalaha maqaayada ayaa dhintay saddex kalena dhaawac fudud ayaa soo gaaray.

Maqaayada oo la yiraahdo Liido Sea Food, waxay u dhow dahay xeebta Liido waxayna ka mid tahay meelaha ay wax ka cunaan dhalinyarada reer Muqdisho.

Baabuur badan oo taalay meesha qaraxa uu ka dhacay ayaa gubatay.

Wararka la xiriira

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.