Shirka Soomaaliya ee Istanbul

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 1 June, 2012, 21:53 GMT 00:53 SGA

Wakiilo ka kala socda afartan iyo afar wadan ayaa ku kulmaya magaalada Istanbul si looga hadlo mustaqbalka Soomaaliya.

Raiisalwasaaraha ayaa ka hadlay muhiimada uu shirka Istanbul u leeyahay Soomaaliya.

Turkiga waxaa uu horkacayaa dadaal caalami ah oo nabad iyo xasilooni loogu soo celinayo Somalia.

Berbera ayaa waxaa ku yaala dhismayaal taariikhi ah ee uu Turkiga dhisay.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.