Sida aad u daawan karto BBC Somali TV

Farxaan Jimcale iyo Cabdiraxman Bidhaan
Qoraalka sawirka,

Farxaan Jimcale iyo Cabdiraxman Bidhaan

Televisionka BBC Somali waxaad ka daawan kartaa:

Sidoo kale waxaad ka daawan kartaa:

Somaliland: Horn Cable TV, 9.45pm, xilliga bariga Afrika

Mogadishu: Kalsan TV, 8:00pm, xilliga bariga Afrika

Puntland: SBC TV, Fiidkii 8:00pm , xilliga bariga Afrikapm

Kenya: Star TV Network (STN), 9.45pm, xilliga bariga Afrika